Dowlada oo Ciidamo kusoo daadisay Wadooyinka Bosaso

Dowladu Ciidamo ayay kusii daysay saakay Magaalada Bosaso.

Jidka Sodonka iyo Wadooyin kale,ayaa la dhigay Ciidankaas.

Ujeedka Ciidanka Magaalada loogu daadiyay,ayaa ah ka hor tagida Mudaahaaraadyo waa weyn oo qorshaysan.

Shacabka Bosaso waxay qayb ka yihiin kuwa reer Puntland ee Noloshu ku adkaatay .