Dowlada Puntland jawaab aan uqalmin ayay kasoo saartay Gaaska

Wax macno ah masoo kordhin Dowladu,cabashadii shacabkana jawaab uma noqon karto Warqadan.

Weli,waxaa la ilaalinayaa danaha Ganacsatada Gaaska ee ay ugu horeeyaan reer Faroole!!

Bulshada Puntland waxay sugaysay wax la taaban karo in laga qabto Qiimaha Gaas ee xuduud dhaafka ah.

Halkan ka akhriso Warqada Dowlada kasoo baxday:-