Shil Gawaari oo ka dhacay Bosaso Saakay

Shilkan,waxuu ka dhacay Bartamaha Laamiga Bosaso saakay.

Gaari kuwa xamuulka qaada ah oo xoog usocday,ayaa hortiisa ku kala wareegay Gaari yar oo nooca Borobox loo yaqaan ah.

Majirto khasaare Nafeed oo ka dhashay Shilkaas.