Galmudug:-Jadwal Doorasho oo uu ku jiro C.C.Warsame oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer D/G Galmudug waxa ay shaaciyaan jadwalka doorasha bari oo ku beegan 14-2-2022 ka qabsoomi doonta Magaalada Dhuusamareeb, Doorashadan waxa ka mid ah kursiga HOP#053 oo ay ku tartami doonaan todoba Dumar ah.

Jadwalkan,waxaa ka dhex muuqda Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay la tartamayso Gabar.

Dad badan,ayaa qaba in isku daygii ay Villa Somaliya iskugu dayday in ay ka reebto Cabdiraxmaan Doorashada ay ku hungowday.

Halkan ka akhriso:-