Xildhibaano durba kusoo baxay Doorashada Baydhabo

Cabdulaahi Maxamed Cali,ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-178 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS,isagoo heley codad gaaraya 70-cod halka musharaxii la tartamayey Bile Xasan Cabdi 25-cod.

2-cod,ayaa xumaaday.

Aadan Maxamed Cali,ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-253 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS isagoo heley codad gaaraya 70-cod halka musharaxii la tartamayey Cabduqaadir Ibraahim Buule 21-cod.