M.xigeenka Puntland oo qaabilay Ergayga Norway Ee Somaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Ergayga gaarka ah ee Dowladda Norway u jooga Soomaaliya Mr Haakon Svane oo maanta booqasho ku yimid Garowe.

Kulanka ayaa looga hadlay Abaaraha, Dimuqraadiyada, Geedi socodka doorashooyinka, La dagaalanka Argagixisada iyo Kulluumaysiga.

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.