Ciidanka Booliska Mudug oo Gacanta kusoo dhigay Nin Dil ka geystay Gaalkacyo

Ciidanka Booliska Gobolka Mudug,ayaa gacanta ku Soo dhigey Gacan ku dhiigle Mowliid Maxamuud Nur (ina cana booro) oo Galabta ku dilay Labo Nin oo lagu magacaabo Axmed Raawe iyo Maxamud Siciid Muuse.

Mowliid Caana boore,ayaa ahaa Dadka ku dhex jira ka Ganacsiga Maandooriyaha khamriga.

Maxkamada Darajada Koobaadn,ayaa horey Xukun ugu riday.

Ugu danbayn Ciidanka Booliska Puntland Qaybtiisa Mudug,ayaa Gacan ku dhiigle Mowliid Caana Booro Galabta Gacanta kusoo dhigay.

Jibril Qoobey.