Go’aanka Beesha Cumar Maxamuud Ee Kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka

” Beesha Cumar Maxamuud waxay cadaynaysaa in wixii dhib ah oo ka yimaada boobka kuraasta 198 iyo 199 uu masuuliyaddeeda qaadi doono madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.”

Qodob kamid ah War Murtiyeed uu soo saaray Islaan Bashiir Islaan Cabdille iyo Isimada dhaqanka beesha Cumar Maxamuud.