Beesha Caalamka oo udigtay Madaxweyne Laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Furay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka Dalka,ayaa Xildhibaanada laga Doortay Deegaanada Koonfur Galbeed kula Dardaarmay inay muujiyaan isku duubni ku aadan Midnimada iyo Wadajirka Koonfur Galbeed.

Kulankan kadib,waxuu dib usoo celin doonaa Xildhibaanada uu ugu yeeray Baydhabo,sida uu usheegay Wakiilada Beesha Caalamka.

Wakiiladu xalay ayay la hadleen,waxayna usheegeen in 3-Xildhibaan aan loo xayiri karin 70-kale.

Maalmaha soo socda ayay ubadan tahay in Xildhibaanada Baydhabo ku sugan ay dib ugu soo laabtaan Muqdisho.

Jibril Qoobey.