Awaamiirtii ay xanbaarsanayd Warqada Wasaarada Amniga

1.Waxaa la amray in waraaqaha dal-ku joogga lagala laabto,laguna wargeliyo Danjire Francisco Madera.

2.Dib danbena looma siin karo Waraaqaha Dal ku galka.

3.Waxaa lagu wargeliyay dhamaan dhinacyada ay quseyso in aan dalka aan la keeni karin Danjire Madeira.

4.Waxaa la faray dhammaan hay’adaha Amniga in uusan Danjire Madeira dalka soo geli karin maadaama uu yahay qof aan laga rabin dalka.”

5.Dowladdu waxay si kumeel gaar ah u xirtay “dhammaan howlihii terminaalka MOVCOM” ilaa amar danbe.

Jibril Qoobey.