Jubaland oo shuruud ku xirtay ka qaybgalka dhaarinta Xildhibaanada kasoo jeeda

Xildhibaanada Fadaraalka ee Jubaland laga soo doortay kuma soo noqon doonaan Xamar ilaa xal kama danbays ah loo helo Xildhibaanada Gedo.

Jubaland waxay taagan tahay lama xaqiri karo Gedo Xildhibaanada ka imaanaya waana in xal loo helaa dhaarta 14-ka ka hor.

Rooble iyo Gudiga Doorashada,waxaa looga fadhiyaa in ay Jubaland is afgarad kala gaaraan Xildhibaanada Gedo ka hor dhaarinta.

Arimaha xalka noqon kara ee Jubaland lagu qancin karo,waxaa ka mid ah…

1.In Goob doorasho cusub laysla qaato.
2.In Habraacii horay ujiray la raaco.

Hadalkii Madaxweyne Axmed ee Xalay fariin buu ahaa adag.

Jibril Qoobey.