Gudiga Doorashada Ee Gudoonka Baarlamaanka Oo la magacaabay

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood waxayna kala yihiin.

1-Xildhibaan Xuseyn Maxamed Nuur
2-Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar maxamed
3-Xildhibaan Nasra Mahdi Alaale
4-Xildhibaan Maxamed Xuseen Haadi
5-Xildhibaan Dahado Suusow Maxamuud
6-Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg
7-Xildhibaan Qaasim Cilmi
8-Cabdullaahi Xasan Rooble
9-Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur
10-Xildhibaan Maxamed abuukar

Guddigan,ayaa Berri 17-04-2022 yeelanaya kulankooda ugu horreeya si uu uga arrinsado howlaha loo igmaday.

Halkan ka akhriso:-