Halkee marayaa loolanka hogaanka Gudoonka Labada Aqal?

Waxaa hardin ka jiraa Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Labadiisa Aqal.

Cabdullaahi Black iyo Aadan Madoobe,waxaa wata mucaaradka.

Halka kooxda F&F ay riixayaan Shariif Cabdallah.

Qoladii Reer Puntland ee Aqalka Sare waxaa ka muuqda is dhex yaac khatar ku ah midnimadooda

Waxaa Gudoomiyaha 2-aad isku sharaxay:

  1. Sareedo Jeyte
  2. Majiindhe
  3. Timacadde
  4. Laba kale

Mid waliba murashax,ayuu hoos galay.

Tan kale, maqnaanshaha Deni waxay keentay in kutladii Puntland ay suuqa galaan oo qaraabasho bilaabaan.

Jibril Qoobey.