Hoobiyayaal lagu soo tuuray Xarunta Baarlamaanka Fadaraalka

Hal Hoobiye,ayaa ku soo dhacay meel udhow Masaajidka kumase noqon caqabad shaqada Baarlamaanka oo si caadi ah ayey u socotay.

Hoobiyaha lagu soo tuuray Baarlamaanka,ayaa khasaare gaarsiiyay Daaqad ka mid ah dhismaha,waxaana ku dhaawacmey Hal Qof oo kamid ah shaqaalaha Baarlamaanka.