Alshabaab oo la wareegay Matabaan

Degmada Matabaan ee dhacda Gobolka Hiiraan Hir-shabellle,waxaa markale qabsaday Ururka argagixisada ah ee Alshabaab.

kal hore,ayay sidan oo kale ula wareegeen balse dib waxyar kadib waa iskaga baxeen.

Lama yaqaan in ay tii oo kale noqon doonto qabsashadoodan Maanta.