Sh.Shariif oo tartan Kursi Xildhibaan kagalaya Jowhar

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleedka ee SEIT HirShabelle ayaa shaacisay in maalinimada beri oo taariikhdu tahah 29-ka bishan la shaacinayo guddiyada soo xulayo ergada kuraastii u danbeysay ee maamulkaasi ku haray ee kala ah; HOP#141, HOP#146 iyo HOP#135.

Kursiga HOP#14 uu horey ugu fadhiyay wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sannadkan loo xiray Madaxweyenihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed.

Halkan ka akhriso:-