Maxay uga dhigan tahay Jubaland jabka Farmaajo?

Jubaland haday fariisanaysa oo maamulkeedu hoos udaadagayaa lana xoraynaya Dhulka argagixisadu haysato.

Dib,ayaa loo walaaloobayaa oo waxaa baxayaa Shuushkii,xumaantii iyo isku dirkii Dadka wada dhashay ee reer Jubaland.

Waxay samayn doontaa horumar dhinacyo badan leh,waxayna ka faa’idaysan doontaa Mashaariicdii laga hor taagnaa.

Jubaland Nabad ah,isjecel,iswadata oo horay udhaqaaqday,ayaa bilaabanaysa Farmaajo kadib.

Somaliya ha guulaysato.

Jibril Qoobey.