Madaxweyne Xasan iyo Madaxweyne Deni oo kulmay

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo sidii si wadajir ah looga shaqayn lahaa dardar galinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed ee xiligan.