Maxaa kala qabsaday Laftagareen iyo Dowlada Xasan?

Inkastoo oo uu qayb ka ahaa fikradii khatarta ahayd ee kalitalisnimadii curdinka ahayd Laftagareen hadana,waa Nin mowqif leh.

Nidaamkii uu ka tirsanaa,waxuu ka dhistay Ciidan ku dhow Hal Guuto oo si weyn uqalabaysan.

Sidoo kale ma gacan marna dhanka Dhaqaalaha.

Haatan si cad,ayuu udiiday kasoo qaybgalka Caleema saarka hadaan laga saarin shakiga ah in lagu soo maqan yahay.

Taasi waxay sababtay in loogu tago Baydhabo oo lasoo siiyo hubaal ah ka hor doorashada Madaxyooyo ee Maamulkaas in aan lasoo aadayn.

Laftagareen rididiisa uma fududa sidii Shariif-kii aan diyaarsan xataa Ilaalo kooban oo Madaxtooyo.

Madaxweyne Xasan waji gabax ayay ku tahay hadii hal Maamul ka maqnaado Caleema saarkiisa.

Jibril Qoobey.