Hoobiyayaal lagu soo tuuray Xaafado ka mid ah kuwa Xamar

Tiro hoobiyaal ah ayaa hadda lagu garaacay degmooyinka Wardhiigley, Boondheere, Shangaani, Xamar Jajab, Xamar weyne, Waabari iyo Cabdulcasiis.

Dhawaaqa ayaa si weyn looga maqlay Muqdisho waxaana magaalada Cawa 8 fiidkii la saray bandow Hoobiyeyaal ayaa hadda ku dhacaaya Xerada Xalane ee magaalada muqdisho iyadoo uu jiro caleemo saarka madaxweynaha Somaliya Mudane hassan sheikh mohamud waxana beri la suga Wafuud Heer calmi ah Madaxweyneyaal ku jiraan !