Ra’isalwasaaraha Masar oo qayb ka ah wafuuda ka qaybgalaysa Caleema saarka Posted By: Idil News Staff June 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa soo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Dalka Masar Mudane Mustafa Madbuuli oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa caleemosaarka Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud. Share this:TwitterFacebook