Madaxweynaha Jabuti oo soo gaaray Muqdisho Posted By: Idil News Staff June 9, 2022 Ra’iisul Waaaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud. Share this:FacebookX