Xasan oo ku dhow in uu umagacaabo ra’isalwasaare Qof kasoo jeeda Puntland

Deni 13-Milyan oo dolar buu sii qaatay Galabta markuu ka baxayay Muqdisho,taasoo lagu siiyay xaalmarin maadaama loo diiday Kursigii Ra’isalwasaaraha.

Heshiis buuxa,ayuu kula galay Xasan iyo Axmed in Xamse laga dhigo ra’isalwasaaraha.

Deni,waxuu ku dagaalamay in la siiyo ra’isalwasaaraha hadaan isaga lasiinayn Qof kasoo jeeda Beesha Ogadeen.

Haatan Xasan waa aqbalay in uu ka laabto magacaabistii Xamse,culays xoog badan oo uga yimid Beeshiisa ganacsato iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda,waxaase hor taagan oo la dhaafi la’ a yahay Deni.

“Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye,ayaa taagan Puntland,ayaa leh jagada ra’isalwasaaraha ee sii Xasanow”

Hadii Deni aqbalo magacaabista Qof kasoo jeeda Puntland waxay ubadan tahay in isla beri la shaaciyo.

Jibril Qoobey.