Wargelin muhiim ah oo kasoo baxday Wasaarada Waxbarashada Puntland

Wargelin muhiim ah

Dhammaan maamulayaasha dugsiyada Hoose iyo Dugsiyada dhexe waxaa lagu wargelinayaa in ay natiijadii imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2021-22 ay ku soo gudbiyaan
Puntland School power system.

Hoos ka dalaco warqada ka soo baxday Xaafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada.