Ra’isalwasaare Xamse oo beri loo balamay in kalsoonida la siiyo

Beri oo Sabti ah 25 June waxaa jira kulan-weynihii Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka u codeynta kalsooni siinta R/Wasaaraha magacaaban

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.


Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo