Video:-In ka badan 90-Sarkaal oo Ciidamada Taraafikada Puntland ah oo tababar usoo xirmay

100-Askari oo Ciidamada Taraafikada Puntland ka mid noqonaya,ayaa tababar usoo xirmay.

Halkan ka daawo muuqaalka

Baahi weyn,ayaa loo qabay in kor loo qaado tayada Ciidamada Taraafikada Puntland oo dhulka taalay.

Sida muuqata tayada Askariga iyo Qalabka isbadal,ayaa lagu sameeyay.

Casharada ay qaateen ee muhiimka ah,waxaa ka mid ah shuruucda Wado marista iyo Ganaaxa ku waajibaya Gaadiidka iyo Darawalada.