Qasriga Madaxtooyada Puntland oo lagu qaabilay Ergayga Abaaraha

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo booqasho ku yimid Puntland.