Ciidamada Deegaanka Somalida Itoobiya oo guulo ka gaaray dagaalkii Shabaab

Washaaq iyo Yeed waxay ku jirtaa Gacanta Ciidanka Liyuu Booliska.

Maleeshiyadii Alshabaab waxay isku urursadeen Hul-hul haraagoodi,waxayna ku Hubaysan yihiin Laba Qori oo Dhashiike ah.

Dhimashada Alshabaab,waxaa la xaqiijiyay 150-Maleeshiya ah.

Dhanka Ciidamada Liyuu Booliska,waxaa soo gaaray Dhimasho iyo Dhaawac badan.

Ilaa caawa in lasoo afjaro ayay ubadan tahay argagixisada.

Madaxweyne Mustafe,ayaa booqday goobaha la sifeeyay.

Jibril Qoobey.