Waa kuma Agaasimaha cusub Ee loo wado sirdoonka Puntland?

Gurxan 2009-kii,ayuu si buuxda ugu biiray sirdoonka Puntland,waxuuna kusoo galay markii hore Macallin Luuqada Ingiriiska ah.

Tababaro fiican,ayuu qabaa oo aqoontiisa sirdoonku waa saraysaa.

Lkn lama aamini karo oo waa Qof aan lagu kalsoonaan karin si weyna udhexgalay argagixisada.

Waxaa loo xiray dilkii Jaamac Dirir oo ka mid ahaa madaxdii PIS.

Xiligii Cabdi yare Agaasimaha PIA laga dhigay 201-kii,ayaa lagu xiray Hotel Maka al-mukarama mudo Bilooyin ah,kadib markii si weyn loogaga shakiyay Laba wajiilayn.

Madaxweyne ka fiirso Dadka aad magacaabayso marka hore intaadan hadhow dhaliilin.

Jibril Qoobey.