Baydhabo:-Wasiir ka tirsan K.Galbeed oo Qarax lagu dilay

Wasiirkii Garsoorka iyo Cadaaladda maamulka Koonfur-galbeed Somaliya Xasan Ibraahim Lugbuur,ayaa ku dhintay Baydhabo goor dhawayd.

Wasiirka,ayaa lala eegtay Qarax xili uu kasoo baxay Masaajidka Salaadii Jimcaha.

Lix Qof oo kale,ayaa Qaraxa ku dhaawacmay.