Abwaan Hadraawi oo ku Geeriyooday Hargaysa

انا لله وانا اليه راجعون
Alle ha u naxariisto waxaa goordhow Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Ilaahay qabriga ha u waasiciyo ha una naxariisto.

Allaha janadii fardowsa makaankiisa ha yeelo amiin amiin