Video:-Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay Wado isku xiraysa Dhahar-Sheerbi

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan, ayaa dhaggax dhigay Wado Isku xiri doonta magaalooyinka Sheerbi, Dhahar iyo Xingalool,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka