Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Tigreega iyo Abiy

Dagaalo Culus oo udhaxeeya Ciidamada dawlada iyo Ciidamada TPLF ayaa ka socda Degaano dhawr ah oo Xuduudka Dhinaca Canfar dhaca.

Tigray ayaa la sheegay inay Dagaalka kuso Fidiyeen Gobalka Afar iyado Aagag katirsan Degankaas uu dagaal Ka socdo Maalintii Afraad.

Ciidamada TPLF Ayaa Sheegay inay Qabsadeen buuraha Zobel Balse Ciidamada dawlada Dhinaca Canfar ayaa Arintaas Beeniyay inkasta oyna Cid madax-banaan Xaqiijin karin Shegashoyinka Labada dhinac midna.

Dagaalada udhaxeeya Ciidamada dawlada iyo Tigray ayaa ka Culus kuwii Sanadkii hore dhacay Labada dhinac walba wuxuu mujinayaa Rabitankiisa Guusha.

Ogaadenia media