Saneter Gaagaab oo si weyn udhaliilay Dowlada Fadaraalka

“Dowlada Fadaraalka ee Xamar fadhida magac mooyee wax kale kuma qabno hadaan nahay reer Puntland “Ayuu yiri Gaagaab.

Seneter Gaagaab,waxuu tilmaamay dhaliilaha dul hoganaya Dowlada Xasan Shiikh.

Si gaar ah tabashada reer Puntland,ayuu soo saaray miiska.

Halkan ka daawo muuqaalka