Maxamuud Shido oo wada qorshe lagu kulan siinayo Boqor Burhaan iyo Islaan Ciise

Maxamuud Shido iyo kooxdiisii Aaran-jaan waxay isku sii daayeen Boqor Burhaan.

Kulan Turkiga ka dhacay Maxamuud,waxuu cagaha qabtay Boqor Burhaan.

Sidoo kale,waxuu ka codsaday in uu Islaan Ciise ukeeno iyo waxgarad kale oo Beesha Ciise Maxamuud ah.

Maxamuud,waxuu si cad ugu yiri Boqor Burhaan”Waxaan kuu wadnaa xaal iyo raali gelin,waxaana qiraynaa in aad tahay Boqorkayagii”.

Todobaadka danbe,ayay wadaan Maxamuud iyo kooxdiisa Aaran-shaydaan in ay Boqorka ugu tagaan Qardho uguna geeyaan Islaan Ciise oo xaal wada.

Ujeedka Aaran-shaydaan waa qorshe olale doorasho,waxayna wado usii samaysanayaan Labada Musharax ee ay wataan Axmed Ciise Cawad iyo Xasan Shire Abgaal.

Ma cada Boqor Burhaan in uu aqbali doono qorshaha Aaran-shaydaan,balse usoo hoyashada in uu ka gudoomay ayay ilo muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Aaran,waxaa banaanka usoo tuuray Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.