Madaxweyne Deni oo kaga adkaaday Baarlamaanka Aaran-jaan

Waa ku adkaaday Madaxweyne Deni kalfadhigii Baarlamaanka.

Waa shaqeeyeen dadaaladii Xalay la sameeyay.

Mooshinadii la abaabulay ee ay ku baxeen Lacaguhu waa fashilmeen.

Xildhibaanadu waa faahimiin oo Maxamuudna waa ka qaateen xaqul abaabulkooda Madaxtooyadana waa ka qaateen xaqul qaboojintooda.

Xildhibaan walba $10-kun,ayaa soo gaartay oo dhanka Madaxtooyada ah.

Gudoonka iyagu waa ka Qoora weyn yihiin oo min $50-kun,ayaa gaartay.

Si gaar ahna Gudoomiyaha,waxaa loo sheegay waaqiciga….”Maxamuud iyo Xasan saakay shaqo mahaystaan oo waa baagamuudo ee shaqadaada ha iskaga ciyaarin,waxaana toos ula hadlay Suldaan Siciid oo ku yiri la shaqee Madaxweynaha iyo Xukuumada”.

Muhiimadu waa in aan Dalka buuq Siyaasadeed gelin,wax walba oo lagu xalinayana waa furan tahay.

Jibril Qoobey.