Gaalkacyo Peace Book Fair oo Maalinkii Labaad gashay

Waxaa maalinkii Labaad ka socda Gaalkacyo Carwada Buugaagta (Galkaio Peace Book Fair) oo sanadkii Labaad qabsoontay.

Marti fara badan,ayaa ka soo qayb gashay,waxaana la qabtay dhowr dood cilmiyeed.

Waxaa aad loo lafa guay fursadaha Gobolka ka jira iyo kobaca dhaqaalaha ka dib 2016-kii heshiiska bulshada Mudug.

Xooojinta Nabada,is dhexgalka Bulshada,kor uqaadista aragtida Dadka Deegaanka iyo dhiirigelinta horumarka Gaalkacyo,ayuu Barnaamijkan muhiim uyahay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka