Isku-shuban oo ay ka socoto Diiwaangelinta Seejooyinka Codbixinta

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa qiimaynta goobaha diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta ka sameeyay Deegaanada kala ah…

1.Baraka
2.Dharjaale
3.Tuulo-ciise
4 Diriqle
5.Gar-goore
6.Dooxa-gaban

Dhamaan Deegaamadan,ayaa hoosyimaada Degmada Iskushuban.

Guddiga,ayaa qiimayntan ka samaynaya guud ahaan Degmooyinka Gobolka Bari iyo Deegaanada hoos yimaada.

Jibril Qoobey.