Video:-Booqashada Puntland Filippo Garandi Ee Galkacyo

Gaalkacyo: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyey wafti sare oo uu hoggaaminayo sarkaalka ugu sareeya Hay’adda UNHCR.

Wasiirka oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug iyo maamo Caasho Geelle Diiriye ayaa si waftiga shir kula qaatay xarunta Hay’adda UNHCR ee Degmada Gaalkacyo.

Wasiir Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka warbixiyey kulanka.

Halkan ka daawo muuqaalka