Ra’isalwasaaraha cusub Ee Uk oo digniino soo saaray

Ra’isalwasaaraha cusub ee Ingiriiska Rishi Sunak,ayaa sheegay inuu isku dayi doono saxida khaladaadkii ay samaysay hogaamiyihii ka horeeyay iyo soo celinta kalsoonida siyaasada.

Sunak,ayaa digniin ahaan usii sheegay in ay jiri doonaan go’aamo Ad-adag oo la qaadan doono si wax loo saxo.

Waa Ra’isalwasaarihii ugu horeeyay oo aan Cadaan ahayn oo hogaamiyaha Dalka ugu faca iyo mufa weyn Dowladnimada caalamka oo idil.

Rajo wanaagsan,ayay muwaadiniintu ka qabaan hogaamintiisa.