Video:-Gudiga Arimaha Bulshada Baarlamaanka Puntland Oo kulan la yeeshay Agaasimayaasha Guud Posted By: Idil News Staff November 27, 2022 Guddiga Arrimaha, Bulshada, Dhaqanka Warfaafinta & isgaarsiinta Golaha Wakiillada DPL maanta Aqalka Wakiillada kula yeesheen Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dawladda Puntland. Share this:FacebookX