Talyihii Daraawiishta JL iyo masuuliyiin kale Oo xilalkii laga qaaday

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa isbadal ku sameeyay maamulka Gobolka Jubada Hoose,Tsliska Daraawiishta iyo Gudiga Qaxootiyada.

Waxuu Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose iyo ku xigeenkiisa umagacaabay…

1.Xasan Cabdi Guure-Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose

2.Muuse Maxamed Shiikh- Gudoomiye Ku-xigeenka Gobalka J. Hoose

Halkan ka akhriso:-

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa Magacaabay Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Guddiga Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubaland.

Halkan ka akhriso:-

Waxuu kaloo Madaxweyne Axmed Maxmed Islaam, umagacaabay S/Guuto Ismaaciil Saxardiid Keydsane Taliyaha guud ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.

Halkan ka akhriso:-

Madaxweynaha,ayaa sidoo kale Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada.

Halkan ka akhriso:-