Madaxweyne Deni Oo Beri kusoo aadan Garowe

Madaxweynaha Dowlada Puntland,waxuu beri kasoo degayaa Caasimada Garowe.

Kadib,ayuu ugudbayaa Bosaso oo kusoo dhawayn doonaa Madaxweynaha Fadaraalka.

Bosaso,waxaa gaaray wefti hordhaca oo ka socda Dowlada Federaalka Somaliya oo uu hogaaminaya Wasiirka Arimahada dibada.

Sidoo kale,waxaa Garowe ka baxaya wefti ka socda Madaxtooyada iyo qayb ka mida Golaha Wasiirada.

Labadan wefti waxay hordhac uyihiin safarka Madaxweynayaasha Puntland iyo Dowlada federaalka.

Jibril Qoobey.