Midowga Afrika Oo ku bogaadiyay Ciidamada Dowlada qabsashada Aadan-yabaal

Dowladda Somaliya,ayaa shaacisay in Ciidamada Dowladda Somaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay Al-shabaab kala wareegeen degmada Aadan Yabaal.

Midowga Afrika,ayaa bayaan usoo saaray waxa ku bogaadiyay Ciidamada Dowladda qabsashada Degmadaas.

Halkan ka akhriso:-