Video:-Baarlamaanka Puntland Oo la xiray iyadoon Deni iyo Karaash hor imaan

Si rasmi,ayuu Gudoomiye Jibril usoo xiray kalfadhiga oo aysan hor imaan Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Waxaa bahdil ku ah Baarlamaanka Puntland in ay kala tageen,iyagoon fulin la xisaabtankii Xukuumada iyo soo gole joojintii Madaxweynaha.

Xildhibaanadana way qaymo tirtay,Gudoomiyahana waxay ku tahay taariikh foolxun oo uhirgashay.

Gudoomiyuhu,waxuu ka dalbaday Xildhibaanada in ay cafiyaan hadsy juraan wax ay ku dhibsadeen.

Abwaan Jibril,waxuu kusoo aadan yahay Arhus Denmark 14-ka Bishan.

Halkan ka daawo muuqaalka