Video:-Madaxweyne Xasan Shiikh oo lagu soo dhaweeyay Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa gaaray dalka Mareynkanka halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shirka Madaxda Afrika iyo Mareykanka oo ka dhacaya magaalada Washington.

Shirkan oo socon doona muddo Saddex Cisho ah,ayaa looga hadli doonaa muhiimadda xiriirka Afrika iyo Mareykanka iyada oo la xoojinayo dhinacyada iskaashiga; dhaqaalaha,Amniga, gargaarka, caafimaadka,Dowlad wanaagga, xuquuqul insaanka iyo isbeddelka cimilada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka