Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskii Ciidanka Booliiska Somaliyed.
Madaxweynaha,ayaa ka hadlay dadaallada Dowladda ee dib u dhiska laamaha ammaanka iyo horumarinta hannaankooda shaqo.
Ugu danbayn,waxuu xusay Madaxweynuhu in Sarkaal walba lagula xisaabtamidoono masuuliyaddiisa.
Halkan ka daawo muuqaalka






