Video:-Madaxweyne Laftagareen oo xal Nabadeed uraadinaya Shaqaaqadii Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo kala hadlay sidii Doorkooda Nabadeed ay uga qaadan lahayeen Xal uhelida Shaqaaqadii Shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Madaxweyne Laftagareen,waxuu muujiyay Odaytinimo,maadaama uu dhacdadii Shalay Gacanta ugaliyay Odoyaasha Deegaanka.

Reer Koonfur-galbeed,waxaa wax ugu yaal midnimadooda iyo xasiloonidooda.

Wada hadalka iyo isdhagaysigu,waa Dimuqraadiyada qayb ka mid ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka