Video:-Shirkad Israa’iil laga leeyahay oo samaysay Gaari duulaya

Gaari Duulaya kuna shaqaynaya koronto oo Israa’iil ay samaysay looguna talagalay in Dadka safarrada gaagaaban galaya,ayaa sameeyay duulimaadkii ugu horreeyay oo aan cidna wadin.

Shirkadda samaysay waxay sheegtay in AIR ONE ay qaadi karto Laba Qof.

Gaarigan,ayaa isku darsaday dhawr arimood oo soo jiidasho leh,kuwaasoo kala ah…

1.Waa mid Duulaya.
2.Waa mid Koronto ku shaqaynaya.
3.Waa mid Ganacsi.

Sida la filayo in uu suuqa soo galo dhammaadka Sanadka 2024,ayaa la filayaa.

Israa’iil waxay si weyn ugu horaysa Tiknoolajiyada casriga ah.

Jibril Qoobey.