Ra’isalwasaare Xamse oo lagu dhaliilay tagidii garoonka Ee soo dhaweynta Geelle

Ma’ahayn in Ra’isalwasaaraha Garoonka la keeno,waxay ahayd in uu ku booqdo Gurigiisa.

Dad badan,ayaa ka xumaaday in uu tago Garoonka qaybna ka noqdo Dadkii soo dhaweynta utagay Ra’isalwasaare Xamse,iyadoo u arkay in uu bahdilay Kursiga uu ku fadhiyo.

Xamse layskama indho saabi karo jileeciisa iyo isticmaalka Damjadiid ay sida xun u isticmaalayaan.

Dowladnimada Somaliya waa Awood qaybsi matalaad ku fadhida.

Kursiga Ra’isalwasaaraha waa Dastuuri leh awoodiisa oo Matalaad wata.

Xoghayn rasmi ah oo sidii la doono laga yeelo,ayuu noqday Ra’isalwasaare Xamse.

Siyaasadu maleh Niyad wanaag iyo Sxb joogta ah.

Jibril Qoobey.